Jaceylka saxda ah ma dhinto, kaliya waxuu awood kasii qataa waqtiga
Jaceylkaaga kuugu horeeyay ma'ahan kaliya qofkii ugu horeeyay aad dhunkato,
qofkii ugu horeeyay aad u riyaaaqdo iyo qofkii ugu
horeeyay aad u xiisto ogoow ogoow waa
qofkii ugu horeeyay aad ku marti
qaaday laabtaada
qofkii ugu horeeyay aad u riyaaaqdo iyo qofkii ugu
horeeyay aad u xiisto ogoow ogoow waa
qofkii ugu horeeyay aad ku marti
qaaday laabtaada
ku samritaanka xanuunka jaceylka waxey kuu horseedaa badhaadho iyo raxmad waarto
wey adagtahay in aad hooyadaa aad ka dhaadhacsiso in aad ka weyntahay,
sidaasi si lamida wey adagthay in qalbigaaga ka masaxdo
qof aad si dhab ah ujeclaatay.
way adagtahay in aad iska indho tirto ruuxa aad tahay, ogoow ogoow
iskama indho tiri kartit qof aad si dhab ah u jeceshahay
Jaceylka ma'ahan go'aan, laakiin waa dareen.
xoog yeelo marka aad daciif tahay tahay, geesi noqo
marka aad cabsati laakiin waxaa xaqiiq ah in
aadan isku atkeyn karin qofka aad qalbiga ka
jeceshahay
W/Q Hachiim Elmundaralo
No comments:
Post a Comment